Allbanaadir.com
NEWS

Xisbiga Himilo Qaran: “Dhibaatadii dhacda Xassan Shiikh ayaa qaadaya”

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somali Shariif Shiikh Axmed ayaa ka soo horjeestay War murtiyeedkii caawa ka soo baxay shirka Golaha wadatashiga Qaran oo ay ka maqnaayeen madaxda Jubaland iyo Puntland.

“Xisbiga Himilo Qaran waxaa uu ummadda Soomaaliyeed u caddaynayaa in Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud qaadi doono masuuliyadda wixii dhibaato ah ee ka dhasha xad-gudubka lagu sameynayo Dastuurka dalka iyo kan dowlad goboleedyadda. Xisbigu wuxuu xasuusinayaa Madaxweynaha inuusan sidii uu doono ka yeeli karin taladda dalka, wixii uu shalay diidanaana aan maanta isaga laga aqbali doonin” ayaa lagu yiri War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiha Himilo.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XISBIGA

Related posts

Gudoomiyihii Maxkamada sare oo ka hor yimid xil ka qaadistii Farmaajo ku sameeyay

Cabdi Cade

Ilhaan Cumar oo taageertay dadka isku jinsiga ah ee isu galmooda !!

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Australia oo shaacisay Magaca & Sawirka haweeney Soomaali ah oo lagu tuhmay Daacish

Caydiid Ali
Taboola Ads ---