Allbanaadir.com
NEWS

Guddoomiyaha degmada Hodan oo shaqada laga joojiyay iyo Sababta keentay

Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Madaale, ayaa shaqada looga Guddoomiyaha degmada Hodan Cali Axmed Faarax ,kaddib markii la sheegay in uu gabay shaqadiisa,

Maamulka gobolka ayaa sidoo kale mushaarka bishaan laga joojiyay dhammaan xubnaha maamulka degmada “Konsolka degmada” iyadoo la sheegay in dhamaan konsolka oo ah maamulka degmada loo furi doono Tababar maamul.

Sida xogta ku helnay xubno ka socday maamuka gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay xarunta degmada ayaa halkaasi tagay iyada oo aysan furneen hal xafiis oo kamid ah xafiisyada kala duwan ee maamulka degmada.

Related posts

Lacagta la siinayo qoysaska dadkii ku dhintay shilalkii Boeing 737 Max oo la shaaciyey

Caydiid Ali

Amiirka Qadar oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Somalia u fadhinaya Qadar

Cabdi Cade

Waddo Isku xirta Madaxtooyada iyo Dekedda Muqdisho oo dib loo dhisay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---