Allbanaadir.com
NEWS

Guddiga adeega Xajka ee DF oo shaaciyey liiska 71 Shirkadood..

Guddiga adeegga Xajka ee Dowlada Somalia ayaa shaaciyay liiska rasmiga ah ee shirkadaha fulin doona adeegga xajka 1446 HJ ee 2025.

Shirkadahan ayaa ah kuwii sanadkii hore ayaan ku soo bixin wax tartan ah ka dib markii dhowaan Guddiga adeegga Xajka uu ku dhawaaqay in sanadkaan aan la qaban karin tartankii sanadlaha ahaa ee shirkadaha adeegga xajka sababo la xiriira waqtiga oo ciriiri ah.

Guddiga ayaa sheegay in sanadka so so socda ay adeega xajka fulin doonaan shirkadihii sanadkan waday ee ku soo baxay tartankii hore

Related posts

(Sawirro) Dowladda Jabuuti oo soo iibsatay Markabkii ugu horreeyey ee xamuulka qaada

Caydiid Ali

DFS oo soo bandhigtay fursado lagu maalgashan karo Shidaalka dalkeena

Cabdi Cade

Israa’iil oo shaacisay in ay dishay ninkii beddali lahaa Xasan Nasrallah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---