Allbanaadir.com
NEWS

Madaale oo daahfuray dhismaha Mashruuc cusub (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray Kawaanka Hilibka Suuq Boocle ee ku yaala waaxda Dhamme Yaasiin Cartan ee Degmada Dharkeynley

.Duqa Muqdisho oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in dib-u-dhiska lagu sameeyay Kawaanka uu qeyb ka yahay Qorshaha lagu horumarinaayo suuq-yada iyo Ganacsiga Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Dharkeenley Yuusuf Maxamuud Cali, masuuliyiin ka socday hay’adda FAO oo ka qeyb qaatay dhismaha kawaanka, Agaasimaha waaxda Suuqyada Dowladda Hoose ee Xamar iyo qeybaha kala gedisan bulshada Degmada Dharkeenley.

Related posts

Axmed Madoobe & Xasan Shiikh oo u tamashle tegay degaanka Goobweyn (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

(Sawirro) Ciidan loo diyaariyey la dagaalanka Al-shabaab oo lagu soo bandhigay Washaaqo

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Xuseen Max’ed Nuur oo xariga ka jaray xarumo laga dhisay degmooyinka Muqdisho qaarkood

Caydiid Ali
Taboola Ads ---