Allbanaadir.com
NEWS

Dowlad goboleed ka hor yimid canshuurta iibka ee DF soo rogtay

Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubbaland ayaa cadaysay mowqifkeeda ku aadan dhaqangalinta canshuurta gadidda 5% ee ay bilowday Wasaaradda Maaliyadda XFS.

“Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland waxa ay caddeynaynsaa in aysan qayb ka aheyn tallaabada ay kaligeed qaaday Wasaaradda Maaliyadda ee DFS ee ku aaddan dhaqangelinta canshuurta gadidda 5%, maadaama aan la tashi lagala sameyn Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Jubbaland oo qayb ka ah dowladaha xubnaha ka ah DFS” ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Maaliyada Puntland.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEED KA SOO BAXAY JUBBALAND.

Related posts

Hay’adda Duulista Rayidka iyo ICAO oo kawada hadlay arrimo badan oo muhiim ah

Cabdi Cade

Jabhada ONLF oo ku dhawaaqday Xabad joojin iskeed ah 

Cabdi Cade

Wararkii ugu dambeeyey ee Kismaayo & C/rashiid Janan oo Nairobi loo duulinayo

Caydiid Ali