Allbanaadir.com
NEWS

Shariif & Farmaajo oo eedeeyey ciidamada amniga DF (Akhriso)

Madaxweynayaashii horer ee Somalia ayaa siyaabo kala duwan u cambaareeyey ciidanka amaanka dowlada Somalia oo ay ku eedeeyeen iney si foolxun ula dhaqmeen Bajaajley ka cabaneysay canshuuro lagu kordhiyey kuwaasoo dibed bax ka dhigay nawaaxiga isgoyska KM4 ee magaalada M Muqdisho.

Shariif Shiikh Axmed iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo oo siyaabo kala duwan War-saxaafadeedyo u soo saaray ayaa ku eedeeyey ciidamada amaanka iney dhaawac, burburin hantiyadeed iyo in laga xareysto mootooyinkii ay ku shaqeysanayeen u geysteen bajaajley si nabadgelyo ah u banaanbaxayey

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDYO AY SOO KALA SAAREEN FARMAAJO & XISBIGA HIMILO QARAN EE UU HOGAAMIYO SHIIKH SHARIIF

Related posts

Ciidanka NISA oo xabsiga u taxaabay samafale Cali Khadaab

Caydiid Ali

SODMA oo ka digtay roobab, daadad & fatahaado cusub oo la filayo (Akhriso)

Caydiid Ali

DEG DEG: Farmaajo oo saxiixay metelaada gobolka Banaadir ee Aqalka sare

Caydiid Ali
Taboola Ads ---