Allbanaadir.com
NEWS

Masuuliyiin iyo dadweyne ka qeyb galay aaska marxuum Cali Nuur Shuute (Daawo Sawirro)

Waxaa maanta lagu aasay gudaha Isbitaalka madiina ee magaalada Muqdisho Aabaha dhalay gudoomiyaha Maxmada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo xalay lagu dilay Muqdisho.

Marxuum Cali Nuur Shuute ayaa waxaa aaskiisa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ehelada Marxuumka iyo dadweyne.

Dhammaan dadkii ka qeybgalay aaska ayaa Eebe uga baryay marxuumka inuu janadii Fardowso aheyd ka waraabiyo.

Kooxo hubeysan ayaa xalay Marxuum Cali Nuur Shuute waxay ku dileen afaafka hore ee gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Suuq Boocle ee degamda Dharkenley, waxaana dilkiisa sheegtay Al-Shabaab.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Masjidyo kuyaala magaalo katirsan Dalka Itoobiya oo la gubay 

Cabdi Cade

Maraykanka oo xaqiijyey in ciidamo Soomaali ah ay galeen gobolka Tigray

Caydiid Ali

Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay in ka badan 500- oo qof oo Maxaabiis ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---