Allbanaadir.com
NEWS

(Daawo Sawirro) Qoorqoor oo la ciiday shacabka Dhuusamareeb, hal arrina ka digay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa boqolaal ka mid ah shacabka caasimadda Dhuusamareeb kula tukaday barxadda shirkoole salaadda Ciiddul Adxaa.

Qoorqoor salaadda kaddib shacabka ku boorriyay iney is cafiyaan sidoo kalana is taageeraan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale khudbaddiisa salaadda kaddib ka hadlay dib u hishiisiinta iyo qasaaraha laga dhaxlo dagaallada qabiillada ee ku soo noqnqoda degaanada Galmudug iyo meelo kale.

Waxaa uu sheegay in dagaalada qabaa’ilka aysan laheyn wax faa’iido ah marka laga reebo in aduun iyo aakhiraba lagu khasaaro.

Related posts

Xamaas oo si kulul u beenisay war ay sii deysay Israel

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo booqasho ku tagay xarunta Safaaradda ee Nairobi (Sawirro)

Cabdi Cade

DEG DEG: Farmaajo oo faragelin bilaabay & doorashadii xubnaha Somaliland oo dib loo dhigay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---