Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle oo sameeyay xil ka qaadis iyo Magacaabis (Wareegto)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday Mudane Maxamed Faarax Cali oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka  Hirshabeelle.

Wareegtada uu soo saaray Madaxweyne Guudlaawe ayuu ugu magacaabay Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud Yuusuf  Wasiirka cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka  Hirshabeelle.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa faray Wasiirka cusub inuu dardargeliyo howlaha baaxada leh ee hortebinta u leh Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

Related posts

Guddoomiye kuxigeen Degmo oo Muqdisho lagu dilay iyo Faahfaahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Milatariga Soomaaliya oo si buuxda ula wareegay Deegaanka Camaara (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Wakiilka QM ee Somalia oo War ka soo saaray Weerarkii maanta lagu qaaday Xalane

Caydiid Ali