Qiimeyn: Madaxdii ugu fiicnayd & kuwii ugu xumaa ee soo maray Somalia

Saddex Madaxweyne Amaan Ayey dadka Ka Mudan Yihiin

Sabab: Dhiiga Dadka Ayaa ka badbaadey

  1. Cabdullahi Ciise Maxamud
  2. Dr. Cabdiqasim Salad Xasan
  3. Dr. Xasan Sheekh Maxamud, Midka 2aad.

Saddex Madaxweyne In La Mucaarado Ayey Mudnaayeen

Sabab: Awoodooda dad Kale Ayaa Adeegsanayey

  1. Aden Cabdulle Cusmaan
  2. Cali Mahdi Maxamed
  3. Maxamed Cabdullahi Farmaajo

Saddex Madaxweyne in La doorto Ma ahayn

Sabab: Wax Saameeyna oo Muuqda Ma Lahayn

  1. Cabdirashid Cali Sharmarke
  2. Sharif Sheekh Axmed
  3. Xasan Sheekh Maxamud, Midka 1aad

Saddex Hogaamiye Iney Dhintaan Ayey Ku Wanaagsanaayeen

Sabab: Dhiig badan Ayaa U Daatay Dartood

  1. Janaraal Maxamed Siyad Barre
  2. Koloneyl Cabdullahi Yusuf Axmed
  3. Janaraal Maxamed Faarax Caydid

Saddex Raisulwasaare Amaan ayey mudan yihiin

Sabab: Haykalka Dowladda Ayey Sare U qaadeen

  1. Cabdi Faarax Shirdoon Saacid
  2. Xamze Cabdi Bare
  3. Nur Xasan Xusen Cadde

Saddex Raisul wasaare In La Mucaarado Ayey Mudnaayeen

Sabab: Dowladnimada Ayey Goboleysi Ka Jeclaayeen

  1. Cabdirisaaq Xaji Xusen
  2. Cali Khalif Galeyr
  3. Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

Saddex Raisul Wasaare in La Doorto Ma Ahayn

Sabab: Wax Saameeyna Kuma Aysan Soo Kordhin Dowladnimada

  1. Xasan Abshir Farax
  2. Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke
  3. Cabdiweli Sheekh Axmed

Saddex Raisul Wasaare iney dhintaan ayey ku wanaagsanaayeen

Sabab: Ciil iyo Cuqdo Qabyaladeed Ayey Dhiig dadweyne Ku Galeen

  1. Xasan Cali Kheyre
  2. Maxamed Cali Geedi
  3. Maxamed Cabdi Yusuf

Saddex Raisul Wasaare Dowladnimada Ineysan Dumin Ayey Ka Shaqeeyeen

Sabab: Tanaasul iyo Naftihurnimo Ayey Jiritaanka Dowladda Ugu Shaqeeyeen

  1. Cumar Carte Qalib
  2. Maxamed Cabdullahi Farmaajo
  3. Maxamed Xusen Roble

Saddex Janan In La Maxkamadeeyo Ayey Ahayd

Sabab: Dhiig Dadweyne Ayey Daadiyeen

  1. Janaraal Maxamed Abshir Haamaan
  2. Janaraal Maxamed Saciid Morgan
  3. Janaraal Maxamud Geele Yusuf

Saddex Geesi Taalo In Loo Dhiso Ayey Mudan Yihiin:

Sabab: Difaaca Dalkooda Ayey Dagaal Kula Galeen Cadawgooda

  1. Teneeti Maxamed Cabdulle Xalane
  2. Janaraal Cilmi Nur Tareey
  3. Koloneyl Ibrahim Roble Warfa

Saddex Hogaamiye Ayaa Mudan In La Xuso Taariikhdooda

Sabab: Halgan Midnimo Ayey Soomaaliya Abaal Ugu galeen

  1. Sheekh Xasan Barsane
  2. Maxamed Ibrahim Cigal
  3. Maxamud Xarbi Farax

Saddex Hogaamiye Jihada Ay U Socdeen Lama Fahmin

Sabab: Xukun Diin, Xukun Qabiil, iyo Xukun Dowlo Mid Ay Rabeen Lama Aqoon

  1. Sheekh Maxamed Cabdulle Xasan
  2. Cabdulqadir Maxamed Aden Zoobe
  3. Axmed Ibn Ibrahim Al Ghazi, Axmed Gurey

Saddex Laangaabnimo Ayey Ku Caano Maaleen

Sabab: Awood Aysan Mudnaan U lahayn Ayey Iska Maamulanayeen

  1. Janaraal Maxamed Cali Samater
  2. Fahad Yasin Haji Dahir
  3. Sharif Xasan Sheekh aden

Qiimeyntan waxa sameeyey


Dr. Saciid Ciise Maxamud (Sacim)
Gudoomiyaha Xisbiga Dimoqaradiyada Dadka
Saciidciise258@aol.com

- Advertisement -