Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Saraakiil ka tirsan Maxkamada Ciidanka qalabka Sida oo gaaray Doolow (Ujeedka)

Saraakiil ka socotay Maxkamada Ciidamada qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa shalay Galab soo gaaray degmada Doolow ee Gobalka Gedo.

General Jamal Xassan, taliyaha Nabad Sugidda Gobalka Gedo, taliyaha Booliska Gobalka Gedo Xusen Giif, Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi Lafeey, Madaxa arrimaha Bulshada Doolow Abdifitah Ismail Hussein iyo mareeyaha garoonka diyaaradaha Doolow Diiriye Garane ayaa soo dhaweyay sarakiisha ka socotay maxkmadda.

Eedeysanayaal loo haysto dilka qof shacab ah ayaa lagu wadaa in dhawaan ay bilaabato maxkamadeyntooda gudaha degmada Doolow.

Related posts

Soomaaliya oo markii ugu horreysay guddoomisay Shir ka dhacay Imaaraadka

Cabdi Cade

Madaxweyne Trump oo cafis u fidiyay qof aan ahayn kii laga codsaday

Caydiid Ali

Putin oo si caro leh uga hadlay duqeyntii Maraykanka iyo xulufadiisu ka geysteen Siiriya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---