Allbanaadir.com
NEWS

Fahad Yaasiin: “Madaxweyne dharbaaxo rag bey kugu dirtaa ee kaama dhiciso”

Taliyihii hore ee Heyadda Nabad sugida iyo sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa soo saaray qoraal ku socda Madaxweynaha Somalia kaasoo uu kaga hadlayo xad gudubka Itoobiya ku sameysay madax banaanida Somalia.

Fahad Yaasiin ayaa Madaxweynaha u soo jeediyey talooyin la xiriira sida ugu haboon ee uu wajahayo xiisada Somalia iyo Itoobiya

HOOS KA AKHRISO QORAALKA FAHAD YAASIIN

Related posts

Guux xooggan oo ka jira Villa Somalia & Jahwareer ka taagan magacaabida RW cusub!!

Caydiid Ali

Senator Dufle oo ka badbaaday qarax caawa lagula beegsaday Muqdisho

Caydiid Ali

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Qoor-qoor iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaradka?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---