Allbanaadir.com
NEWS

Maamulka Gobolka Banaadir oo kahor yimid go’aankii Dhibcaha looga qaaday

War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir, ayaa looga hor-yimid go’aankii kasoo baxay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ee dhibcaha looga jaray ciyaartoyda gobolka Banaadir, kulankii rabshada ku dhammaaday ee shalay ka dhacay Stadio Muqdisho.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka xun yihiin waxii shalay ka dhacay garoonka Stadio Muqdisho, waxa ay sidoo kale xuseen in ay ka xun yihiin go’aanka deg dega ah ee kasoo baxay xiriirka ee dhicbaha looga qaaday.

War-saxaafadeedka kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in aysan jirin taageeragaal u diiwaan-gashan maamulka gobolka iyo maamulada kale, sidaa darteed aan loo saarin karin eeda taageerayaashii rabshada ka sameeyay garoonka.

Halkan ka Akhriso warka kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xil ka qaadis lagu sameeyay Maxamed Cusmaan Qalaafow (Akhriso Digreeto)

Cabdi Cade

Sidee Madaxda dunidu kaga fal celiyeen soo laashabada Trump?

Caydiid Ali

Guddoomiye Mursal: “Koonfur Galbeed oo Maqan Ma jiri karo Baarlamaan la dhaariyo”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---