Allbanaadir.com
NEWS

Mucaaradka Puntland oo ka hor yimid guddigii uu magacaabay Deni (Akhriso)

Mucaaridka ah ee Puntland ayaa ka horyimid guddi qaabilsan wada-hadalka arrimaha doorashooyinka oo uu xalay magacaabay madaxweyne Deni.

War-saxaafadeed ka soo baxay dallada Mucaaridka ayaa lagu caddeeyay in ay diyaar u yihiin wada-hadal dhab ah oo ku saabsan hirgelinta doorasho hufan oo nabdoon kuna dhacda wakhtigeeda 8 Jan 2024.

Mucaaridka ayaa ku tilmaamay guddiga uu magacaabay madaxweyne Deni mid lagu xagal-daacinayo dadaallada ay hormuudka u yihiin odayaasha dhaqanka SSC-khaatumo.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Related posts

Mareykanka & DF Somalia oo iska kaashaday duqeymihii Sh/dhexe

Caydiid Ali

Madaxweyne Ollanta Humala & Xaaskiisa oo xabsi dheer loo diray

Caydiid Ali

Xeer ilaaliyaha DF oo Maxkamad soo taagay Max’ed Ibraahim Cali

Caydiid Ali
Taboola Ads ---