Allbanaadir.com
NEWS

Mucaaradka Puntland oo War Murtiyeed culus ka soo saaray shirkii Garowe (Akhriso)

Shirweynihii Mucaaradka Puntland oo mudada labada maalmood ah socday ayaa maanta magaalada Garoowe lagu soo gebagebeeyey

Shirka waxaa looga arrinsaday maareynta hubanti la’aanta ka taagan siyaasadda Puntland gaar ahaanna arrimaha doorashada 2024 waxaana geba-gabadii laga soo saaray War-murtiyeed qodobaysan.

“Wuxuu shirku go’aamiyey in aanay Puntland muddo kororsi ka dhici karin, taasoo aan ognahay wixii laga soo maray. Maadaama mudada xil haynta ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda ay ka harsan tahay muddo kooban, waxaa shirku isku raacay in doorashada keli ah la qaban karaa ay tahay 66dii xildhibaan ee beeluhu soo xulan jireen” ayaa lagu yiri War-murtiyeedka.

HOOS KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA

Related posts

Dagaal ka socda Deegaano katirsan gobolka Hiiraan iyo Dooman ay lahaayeen Al Shabaab oo…

Cabdi Cade

Xildhibaano saakay loo diiday in Baydhabo u dhoofaan iyo Villa Soomaaliya oo…

Cabdi Cade

Magaalo loo aqoonsaday in ay tahay Barta Dadka ugu cimriga dheer Adduunka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---