Allbanaadir.com
NEWS

Xisbullaah oo kusoo biirtay Dagaalka ka dhanka ah Israa’iil iyo Duqeymo lagu garaacay…

Kooxda Xisbullaahi ee saldhigeedu yahay dalka Lubnaan ayaa kusoo biirtay dagaalka ka dhanka ah Yahuuda Israa’iil, waxa ayna kooxdaasi madaafiic culus ku garaacay qeybo kamid ah dhulka Israa’iil heesato.

Tiro madaafiic ah ay soo tuureen kooxda Xisbullaahi ayaa kusoo dhacay dhulka Israa’iil xoogga ku heysato, waxa ayna tani sii kordgisay walaaca iyo wal walka xooggan ee xiligan lasoo darsay yahuuda Israa’iil.

Dhinaca kale ciidamada Israa’iil ayaa duqeymo culus ku garaacay dalka Lubnaan , gaar ahaan goobo ay ku tuhmayaan in ay joogaan taageerayaasha iyo dagaalyahannada kooxda Xisbullaahiu.

Israa’iil ayaa xilli adag oo dagaal wajaheysa, waxa ayna la kulmeen dagaalkii iyo weerarkii ugu cuslaa taariikhda, waxaana hal maalin kaliya Israa’iil laga dilay boqolaal qof ,halka dad kale oo badana laga afduubtay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Dad ka badan boqol ruux oo ku naf waayey qarax ka dhacay gobolka imo

Caydiid Ali

Saxmad xoogan oo ka jirta Suuqyada Muqdisho iyo Sababta ka dambeysa (Sawirro)

Caydiid Ali

Shaqaalaha Dowlada ee isku soo sharaxaya Xilalka Siyaasadeed oo fariin loo diray

Cabdi Cade
Taboola Ads ---