Allbanaadir.com
NEWS

Ciidanka Danab ee Puntlad oo ka digay in la iibiyo xarun kutaalla magaalada Garawe

Taliska ciidanka Danab ee taabacsan siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee Puntland ayaa digniin adag ka soo saaray in la xaraasho xaruntii dowladda hoose ee magaalada Garoowe.

Xaruntan kutaalla magaalada Garawe ayaa shalay Baarlamanka Puntland ansixiyay in la iibiyo xaruntaasi , waxaana iibka xaruntan ka dhashay khilaaf siyaasadeed.

Related posts

Sheekh Aadan Madoobe oo arrimo taagan kala hadlay Maadxweyne kuxigeenka Jubbaland

Cabdi Cade

Guddiga doorashada oo shaaciyay tirada Xildhibaanada maanta la siiyey shahaadada

Caydiid Ali

Trump oo dalab cajiib ah u soo bandhigay malaayiin shaqaale ah

Cabdi Cade
Taboola Ads ---