Allbanaadir.com
NEWS

DEG DEG: RW Xamse oo isku shaandheyn kooban sameeyey & Wasiirkii Maaliyada oo..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa  caawa sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS.

  1. Biixi Iimaan Cige waxaa loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda isagoo horey u ahaa Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha
  2. Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim waxaa loo magacaabay Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
  3. Abuukar Jeylaani Sheekh Wasiiru Dowlaha Awqaafta
  4. Saadaad Maxamed Nuur Caliyow Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha.

Wasiirada cusub ee la magacaabay ayuu Ra’iisul Wasaaruhu faray inay si deg deg ah ula wareegaan xilalkooda kadib marka la dhaariyo.

HOOS KA DAAWO AFHAYEENKA XUKUUMADA OO AKHRINAYA WAREEGTADA

Related posts

Ciidamo Taabacsan Jawaari oo la sheegay in ay la wareegeen xarunta Baarlamaanka

Cabdi Cade

Villa Somalia oo jawaab adag ka bixisey eedeymaha Guddoonka Aqalka sare

Caydiid Ali

Guddoonka Golaha shacabka oo Magacaabay guddi ka kooban 12 Xildhibaan (Sababta)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---