Allbanaadir.com
NEWS

Qoorqoor iyo Wafdi la socda oo lagu soo dhaweeyay Godinlabe (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Aqal ee Baarlamaanka DFS iyo sidoo kale xubno ka tirsan labada Gole ee Galmudug ayaa kormeer ku tagay degmada Godinlabe ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha iyo xubnaha la docday waxaa si diiran Godinlabe ugu soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaa oo waddooyinka u taagmaa madaxweynaha Galmudud.

Qoor Qoor iyo wagdiga la socda ayaa gaaray magaalada Cadaado ,halkaas uu madaxweynaha galabta kusoo xirayo tartanka kubadda cagta ee loo qabtay degmooyinka gobolka Galgaduud.

Related posts

Nin Mareykan ah oo hoygiisa laga helay hub halis ah (Sawiro)

Caydiid Ali

Dowladda Itoobiya oo Jawaab ka bixisay hadal dhawaan kasoo yeeray dowladda Soomaaliya

Cabdi Cade

Diyaarad F-16 ah oo milatariga Maraykanka lahaa oo burburtay iyo Duuliyihii diyaarada oo …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---