Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Bankiga dhexe ee Somalia oo ku guuleystay abaal-marin caalami ah (Akhriso)

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku guuleystay abaalmarin caalami ah oo ay bixiso heyadda “Central Banking” sanad walba, wuxuuna ku mutaystay hirgelinta hannaanka lacag-bixinta qaranka.

HOOS KA AKHRISO QORAAL ARRINTAAS LAGU FAAHFAAHIYEY OO KA SOO BAXAY BANIGA DHEXE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan DF oo lagu laayey weerar ka dhacay Galgaduud

Caydiid Ali

Qarax ka dhacay waddo uu marayay Madaxweyne Xasan iyo Khasaaro ka dhashay

Cabdi Cade

Weerar Cir iyo dhul ah oo saakay lagu qaaday deegaan Al Shabaab isku aruursanayeen

Cabdi Cade
Taboola Ads ---