Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne caan ah oo lagu Maadsaday ka dib markii uu dalacsiiyey Jeneraal dhintay

Ku dhawaaqida madaxweynaha DR Congo Felix Tshisekedi oo uu ku dalacsiiyey jeneraal dhintay ayaa ka dhalisay jamhuuriyadda dimuqraadiga ah ee Congo xoogaa qosol iyo jahawareer ah.

Dadka ayaa bartooda twitter-ka soo dhigayay muuqaallo ku saabsan ogaysiisyada, iyadoo dad badan ay la yaaban yihiin sida qaladka loo sameeyay.

General Floribert Kisembo Bahemuka ayaa la dilay sanadkii 2011-kii xiligaasi oo howlgal uu socday, balse magaciisa ayaa ku jiray liiska hogaamiyayaasha militariga ee shaqada ka fadhiistay ama uu dalacsiiyay madaxweyne Felix Tshisekedi.

Marxuumka ayaa loo magacaabay inuu hogaamiyo howlgallada militari ee ka socda waqooyiga gobolka Equateur oo xuduud la leh dalka ay jaarka yihiin ee Jamhuuriyadda Congo. Waa nabad oo aan la kulmin khataro amni oo weyn marka loo eego kuwa gobolka bari.

Madaxtooyadu waxay  sheegtay inuu dhacay dhinaca qoraalka ah oo dib loo saxay

Related posts

Xassan Shiikh oo shir xasaasi ah kaga qeyb galay Moqokori (Sawirro)

Caydiid Ali

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Addis Ababa (Sawiro)

admin

Golaha Shacabka Soomaaliya oo dib u celiyey sharci muran badan dhaliyey (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---