Allbanaadir.com
NEWS

Sheekh Aadan Madoobe oo booqday xarunta Maxkamadda ICC lana kulmay Piotr Hofmański

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada The Hague ee dalka Netherland kulan kula qaatay Madaxweynaha Maxkamadda Dembiyada Adduunka ICC. Mudane Piotr Hofmański.

Madaxweynaha Maxkamadda ICC. oo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ku soo dhoweeyey xarunta Maxkamadda Dembiyada Adduunka isagoona warbxin laga siiyey sida ay u shaqeyso iyo qeybaha kala gedisan ee ay ka kooban tahay Maxkamadda.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa Mudane Piotr Hofmański oo ah Madaxweynaha Maxkamadda ICC, uga mahadceliyey soo dhoweyntiisa ayaa sheegay in maxkamadan ay tahay mid aqoon iyo khibrad ka kororsan karaan garsoorayaasha iyo qareennadda Soomaaliyeed.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Taliyaha cusub ee qaybta 60-aad ee Milatariga Somalia oo gaaray Baydhabo (Daawo Sawiro)

Cabdi Cade

C/kariin Guuleed: “Waa nasiib daro in Farmaajo uu masiirkii ummada u xanibay hal gobol”

Caydiid Ali

Ciidamada lugta Israel oo isku diyaarinaya iney galaan Gaza & Wararkii ugu dambeeyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---