(Daawo Sawirro) Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen

Madaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte Gabadha ugu wayn ilmaha ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweyne ku xigeenka wadanka.

Mudo xileekeeda oo ah lix sano oo ay la qaadan doonto Ferdinand Marcos Junior ayaa ka bilaaban doona 30 ka June.

Sara Duterte ayaa wacad ku martay inay mideyneyso Philippines iyadoo ka hadlaysay xaflad lagu dhaarinayey.

Waxay Balantaan qaaday iyada oo dhinac taagan Ferdinand Marcos Junior oo dhawaan badali doona aabaheed.

ā€œMaalmaha soo socda waxay noqon dooonaan kuwa caqabaado miiran ah kuwaasoo sababi doona inaan midowno qaran ahaanā€ ayay tiri Duterte.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

- Advertisement -