Allbanaadir.com
NEWS

Rooble oo Qado u sameeyay Xildhibaan Yuusuf Xasan iyo Ganacsato la socotay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xkuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho qado sharaf ugu sameeyay xildhibaan Yuusuf Xasan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya.

Qado sharafta loo sameeyay Xildhibaan Yuusuf Xasan waxaa ku wehliyay qaar kamid ah  ganacsatada Soomaaliyeed ee Suuqa Islii ee magaalada Nairobi, kuwaa oo magaalada Muqdisho u yimid ka qeyb galka caleemo saarka Madaxweyne Xasan Sheekh.

Ra’isul Wasaare Rooble ayaa ku amaanay Xildhibaan Yuusuf Xasan Shaqada adag uu u hayo buylshada Soomaaliyeed uu matalo, waxa uu sidoo kale bogaadiyay doorka ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool Islii ka qaataan guramdka dadka Soomaaliyeed.

https://www.youtube.com/watch?v=9dmw8Q9UnFA&t=21s

Related posts

Xulista Xildhibaanada Jubaland oo si qarsoodi ah ugu socoto Kismaayo iyo Muranka Badda Soomaaliya Maxaa laga sheegay !!

admin

Saddex askari oo ku dhintay dagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho

Caydiid Ali

Maraakiibta dagaalka NATO oo qaaday talaabo ka careysiisay Ruushka (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---