Allbanaadir.com
NEWS

Jadwalka Hadal jeedinta Musharaxiinta Guddoonka Gollaha shacabka oo lasoo saaray

Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka hadal jeydinta musharaxiinta u taagan guddoonka gollaha shacabka.

Doorashada guddoon ka gollaha shacabka waxa aisku soo taagay 25-Musharax oo u kala taagan guddoomiyaha goolaha shacabka iyo labadiisa kuxigeen, waxaana doorashada gudoonka la qorsheeyay in ay dhacdo 27-ka bishan.

Guddiga doorashada ayaana soo saaray jadwalka hadal jeydiinta musharaxiinta u taagan guddoonka gollaha shacabka, waxaana la filayaa un beri oo sabti ah ay bilaabato hadal jeydijmta, waxaana lagu bilaabayaa musharaxiinta guddoomiyaha u taagan.

Halkan ka Akhriso jadwalka hadal jeydiinta musharaxiinta

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com 

Related posts

Ciidamada DF oo si buuxda ula wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe

Caydiid Ali

Maxkamad ku taalla Itoobiya oo xukuntay Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka dowlada

Caydiid Ali

Sidee maanta looga ciiday magaalooyinka Garowe & Boosaaso ee degaanada Puntland? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---