Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Liiska Musharaxiinta doorasho beri ka dhacaysa Dhuusamareeb oo la soo saaray (Akhriso)

Guddiga doorashada Galmudug ayaa soo bandhigay Musharixiinta isku diiwaangeliyey kuraasta HOP012, HOP137, HOP048 & HOP071 ee Golaha Shacabka Somalia iyo doorashadoodu dhacayso Maalinta beri ah oo taariikhdu tahay 25/02/2022.

Waxaa isku taagay 8 musharax oo afar ka mid ah loo xiray kuraastan, halka afarta kale ay yihiin malxiis si la mid ah doorashooyinka ka socda dalka oo aan wax tartan ah ka jirin hadda.

Musharaxiinta liiskooda hoos ka akhriso

https://www.youtube.com/watch?v=GsHlwcG1A7k&t=3s

Related posts

Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo hal arin darteed uga xun in doorashada laga reebo Abuu Mansuur !!

admin

Mareykanka oo War kasoo saaray Weerar cusub ay ku dileen xubno katirsan Al Shabaab

Cabdi Cade

Puntland oo soo bandhigtay qorshe cusub & Deni oo ka hadlay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---