Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xulkii ku guuleystay Koobka Afrika oo abaalmarino qaali ah la gudoonsiiyey (Sawirro)

Xarunta Madaxtooyada  dallka Senegal ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ciyaaryahan kasta waxaa la gudoonsiiyay abaal-marin lacageed oo dhan in ka badan 87,000 oo dollar.

Waxaa sidoo kale ciyaartoyda dhulal laga siiyay caasimadda Dakar iyo degaanka Dianiyadiyo oo daris la ah caasimadda.

Madaxweyne Mackie Sal kooxda xulka qaranka dalkiisa guddoonsiiyey abaal-marintii ugu sarraysay ee uu dalkaasi laga bixiyo.

Madaxweynaha ayaa mar sii horeysay uga mahadceliyey kooxda sharafta ay dalka u soo hoyiyeen iyo in ay noqdeen horyaalka Afrika.

Related posts

Daawo Sawirada: Itoobiyaan badan oo ku dhamaaday doon ay ka raaceen Boosaaso

Cabdi Cade

Degmada ugu yar Muqdisho oo hantiday Koobka K/Cagta Gobolka Banaadir (Sawirro)

Caydiid Ali

William Ruto oo Wacad ku maray in uu wax ka qabanayo arrimo ragaadiyay Horumarka Kenya

Cabdi Cade
Taboola Ads ---