Allbanaadir.com
NEWS

Odayaasha iyo Bulshada soo xuleysa kuraas lagu dooranayo Galmudug oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay magacyada odayaasha iyo bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo 12-ka bishan lagu dooranayo magaalada Dhuusomareeb.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa lagu shaaciyay magacyada odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya kuraasta tirsigoodu yahay HOP025, HOP081 iyo HOP053 .

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

https://www.youtube.com/watch?v=XawlkEKXXgw

Related posts

Soomaali loo heysto inuu qarxin rabay kaniisada ugu weyn Roma oo xabsiga la dhigay

Caydiid Ali

Madaxweyne Qoor Qoor oo Cadaado Tababar uga furay ciidamo Booliiska kamid noqonaya (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Ruto oo sheegay in dal kale uu ka helay diyaaraddii muranka dhalisay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---