Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

RW Rooble deeq ka gudoomay Imaaraadka, raali gelin lama filaan ahna bixiyey (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomay deeq gargaar ah oo dowladda Imaaraadka Carabtu ugu talo gashay caawinta dadka abaartu saameysay

Rooble ayaa dowladda Imaaraadka ka raalli galiyay dhacdadii loogala wareegay lacag malaayiin dolar gaareysa bishii April ee 2018.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ballan qaaday in lacagtaas oo ku jirta gacanta dowladda lagu wareejin doono dowladda Imaaraadka waqtiga ugu dhaw.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa dowladda Imaaraadka uga mahadceliyay garab istaaggeeda Shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay ka go’atahay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee labada dal ee walaalaha ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Lugta ku salaamay Siyaasi Mucaarad ku ah oo oo booqday iyo Sababta keentay

Cabdi Cade

Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Qaramada Midoobay iyo Maamulka Puntland

Caydiid Ali

Pope Francis oo booqanaya Mid ka mid ah dalalka Islaamka oo Martiqaaday

Caydiid Ali
Taboola Ads ---