Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharaxiinta oo soo bandhigay habraaca sixitaanka & hufnaanta doorashada

Midowga Musharaxiinta ayaa soo bandhigay qoraal ay soo diyaariyeen oo ku saabsan  sixitaanka habraaca, hufnaanta iyo daah furnaanta doorashooyinka.

Qodobada ay soo jeediyeen Midowga Musharaxiinta waxaa ka mid ah in dib loogu laabto dhammaan kuraasta doorashadooda lagu muransan yahay, lana buriyo go’aankii ay gaareen Guddigii xalinta khilaafaadka ee dib u habeynta lagu sameeyay

Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo jeedintan maanta hor dhigay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee ka furmay magaalada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO HABRAACA OO DHAMEYSTIRAN:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xamse oo la kulmay Mathieu Briens & Wafdi uu horkacayo (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxkamada G/Banaadir oo xukun ku riday Masuul ku eedeysan..

Caydiid Ali

Hawiyaha la socda Farmaajo oo lagu tilmaamay damiir laawayaal & shaki laga qabo Qoor-qoor..

admin
Taboola Ads ---