Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxweyne Deni oo arrimo muhiim ah kala hadlay James Swam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.

Saciid Deni iyo James Swan ayaa ka wada hadlay arrimo dhoor ah ay kamid yihiin doorashada iyo sidoo kale shirka wadatashiga qaran ee dhawaan ka dhacaya magaalada Muqdisho.

Ergayga Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga qaran waxa uuna ku booriyay Madaxeynaha Puntland ka shaqeynta qabashada doorasho hufan.

Madaxweynaha Puntland ayaa u yimid magaalada Muqdisho ka qeybgalka shirka wadatashiga qaran ee looga arinsanayo sixitaanka doorashada.

Related posts

Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday guriga Janaraal Mahad Cabdiraxmaan

Cabdi Cade

Dowladda oo hawada ka saartay Telegram halka Tiktok iyo 1XBET ay wali shaqeenayaan

Cabdi Cade

Isbedel kooban oo lagu sameeyay Guddiga soo xulaya Ergada dooraneysa kursiga HOP058

Cabdi Cade
Taboola Ads ---