Allbanaadir.com
NEWS

Midowga Musharaxiinta oo cadeeyay mowqifkooda Guddiyada Doorashada

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku taageereen shaqo ka joojinta lagu sameeyay guddoonka guddiyada doorashada Heer federaal iyo xalinta khilaafaadka dooarshada.

Qoraal kasoo baxay golaha midowga musharaxiinta ayey ugu baaqeen guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka in ay si deg deg ah u doortaan guddoon cusub oo maamula si doorashada usii hogaamiyaan.

Hadalka Musharaxiinta ayaa imaanaya xili shalay xubno katirsan guddiyada doorashada heer federaal ay shaaciyeen in xilka ka qaadeen Gudoomiyigii guddiga doorashada heer federaal Maxamed Xasan Cirro ay ku eedeeyeen in siyaasadda ku milmay.

 

 

Related posts

Israa’iil oo duqeysay xarunta Sirdoonka Xisbullah iyo Digniin loo diray dadka…

Cabdi Cade

Hogaamiye ka tirsan Al-Shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay degaan ka tirsan Sh/dhexe

Caydiid Ali

Muxuu Fahad Yaasiin ka yiri kursiga Xildhibaanimo ee loo doortay maanta?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---