Allbanaadir.com
NEWS

Bilkheyr Islamic Online oo Ogeysiis muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

MACHADU BILKHAYR ISLAMIC ONLINE waa Dugsi Online ah loogu Talo Galay Qurba_joogta Soomaliyeed’ Meel kaste ay Joogan.

: Dugsiga wxa wax ka Baran kara Caruurta iyo Dadkawaa_wayn_ Labadaba ‘

: Dugsigu Wuxu Fursad Gaara u haya Waalidiinta ku Nool Qurbaha ‘
iyado lga caawinayo Waxbarshada iyo tarbiyada ubadka Weyn iyo yar ba .

: Dugsigu Wuxu ku diyaariyey Macalimiin Rag iyo Haween_ba Leh oo aqoon_Buuxdo u leh Casharada ay bixinayan .

: Manhaj_Tayo leh u gaar ah Dugsiga .

: Dugsigu wuxu ku baxaya Afka_Soomaaliga_iyo mid Carabi_ba i.a .

: Waqtiga_Xiisada_la Galaayo Ardeyga Dooranaya.

: KOORSOYINKA_DUGSIGA_lagu Dhigaayo waxa ka mida. 👇

(1) Qura’nka kariimka ah
(2) Higaadda Carabiga_ah
(3) axadiithta_Nabigena (صلى الله عليه وسلم )
(4) Tajwiidka Qura’nka_Kariimka_Ah
(5) Tafsiirka_Qura’nka_Kariimka_Ah
(6) Caqiido_Islaamka
(7)Fiqih
(8) Tarbiyadda_Caruurta
(9)Barida Caruurta Salaada iyo Axkaamta Islaamka
(10) Barashada Afsoomaliga(Afka_Hooyo )

si aad Isku Diwaan Galiso Nagala So Xiriir_:

Whats app_: +252 63 6183693
Telegram _: +252 63 6183693
SKYPE_: +252 63 6183693
Viber_: + 252 63 6183693
Imo_: + 252 63 6183693

: خيركم من تعلم القران وعلمه :

Kalaso Xiriir Numerada ku Qoren Boodhka Machadka:

: waxaanà Casharada lagu Bixin doona Qaab Online ah Iyo Apps kala Duwen Sida Zoom+Skype+ iyo Kuwo Kale.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Lacagta Qadar ku bixineyso Dhismaha Garoomada Koobka Aduunka oo 17 Jeer ka badan  Miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee..

Cabdi Cade

(Daawo Video) Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo soo gaba-gabeeyay booqashadii Dhuusamareeb kuna waajahan cadaado!!

admin

Saddex Waxyaabood oo Muhiim kuu ah oo lagu soo kordhiyay Isticmaalka WhatsApp

Cabdi Cade
Taboola Ads ---