Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Booliska Muqdisho oo fagaare ku gubay Maandooriye howlgal lagu soo qabtay (Sawirro)

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa howlgal ka fuliyey degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho kaasoo ay ku soo qabteen qeybaha kala duwan ee waxyaahaba Maanka Dooriya.

Waxaa sidoo kale howgalkan lagu soo qabtay dadkii ka ganacsanayey oo xabsiga loo taxaaabay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Howlgalkan.

Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho ayaa lagu gubay maandooriyeyaasha kala duwan oo ay ciidamada amniga howlgalka ku soo qabteen, kuwaasoo iskugu jiray khamri Xashiish iyo waxyaabo kale waxaana goob joog ka ahaa taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wasiir Xoosh oo ka hadlay Dooda ka taagan mooshinka Jawaari laga gudbiyay

Cabdi Cade

Ciidanka xoogga oo howlgal ka fuliyay deegaanno Al Shabaab ku sugnaayeen (Sawirro)

Cabdi Cade

Ma doonaysaa in caruurtaadu bartaan Higaadda, Quraanka & Caqiidada islaamta inta lagu jiro wakhtiga Summer-ka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---