Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Midowga Musharaxiinta oo dalbaday fulinta labo qodob oo la xiriira doorashada (Akhriso)

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku baaqay in doorashada golaha shacabka ee dalka ka socota la hakiyo, shir wadatashi ahna la isugu yimaado, si loo joojiyo boobka, lana xaliyo tabashooyinka laga qabo

War-saxaafadeed ka soo baxay golaha ka dib kulan ay galabta ku yeesheen Muqdisho ayaa sidoo kale waxay soo jeediyeen in la saxo habraaca iyo habdhaqanka doorashada oo ay ugu horeyso in la shaaciyo liiska 135 Oday dhaqameed iyo in la xaqiijiyo Ergada doorashada ay yihiin kuwo ay soo xuleen Odayaasha dhaqanka ee la diiwaan geliyay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN

Related posts

Farmaajo iyo Rooble oo ka falceliyey doorashada Gudoomiye ku-xigeenada BFS

Caydiid Ali

Ciidamada Itoobiya oo duqeyn lagu hoobtay ka geystay gobolka Tigray (Sawirro)

Caydiid Ali

Meyd saakay laga soo saaray dhismaha Dabaqii xalay kusoo dumay Muqdisho

Cabdi Cade
Taboola Ads ---