Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Rooble iyo wafdigiisa si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Guddoonka Barlamaanka Galmudug ,mas’uuliyiin iyo dadweyne badan.

Ra’iisul Wasaaruhu  Inta uu joogo  Dhuusamareeb waxa uu  kulammo la yeelan doonaa madaxda Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo uu kala hadli doono arrimaha doorashooyinka, nabadeynta iyo horumarinta adeegyada bulshada

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Saciid Ciise: “Nidaamka federaalku wuxuu Somalia u horseeday..”

Caydiid Ali

Deni oo deg deg ugu laabtay Garowe, soona saaray amar ka dhan ah shirka Mucaraadka

Caydiid Ali

Ciidamo ay tababar siiyeen Saraakiil Itoobiyaan ah oo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---