Allbanaadir.com
NEWS

Habraaca Dacwooyinka Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka oo lasoo saaray

Guddiga xallinta khilaafaadka Doorashada heer federaal ayaa soo saaray Habraaca loo marayo soo gudbinta dacwooyinka la xariira doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay guddiga xallinta khilaafaadka Doorashada dadban ayaa loogu soo bandhigay Musharaxiinta, Odayaasha, Ergada iyo daneeyaasha doorashada sida ay usoo gudbin karaa dacwada kuraasta la doorto.

Halkan ka Akhriso Habraaca ay soo saareen Guddiga Xalinta Khilaafaadka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Nin loo heystay kufsi & dil loo geystay Ugbaad Cali Dhaban-loox oo xukun adag lagu riday

Caydiid Ali

Wiil uu dhalay odey dhaqmeedkii Itoobiyaanka ahaa ee Hargeysa booqday oo la dilay

Cabdi Cade

Dayuurad gaar ah oo ciidamo ka tirsan Danab ka dejisay Magaalada Dhuusamareeb

Caydiid Ali
Taboola Ads ---