Allbanaadir.com
NEWS

Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee Muqdisho loogu soo dhaweeyay R/Wasaaraha Itoobiya

Waxaa saakay magaalada Muqdisho booqashadii ugu horeesay ku yimid Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed iyo Wafdi balaaran uu Hogaaminayay.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Masuuliyiin kale ayaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wafdiga uu Hogaaminayay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya .

Wafdiga Ra’isul Wasaaraha Itoobia oo loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa halkaasi kulamo xasaasi ah kula qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Masuuliyiin kale.

Madaxda labada dowladooda  ayaa kulankooda uga hadlay arimo badan ay ugu muhiimsanaayeen xoojinta xiriirka labada wadan iyo sidii dowlada Itoobiya uga taageeri laheyd dowlada Soomaaliya dhinacyo kala duwan.

Halkan ka Daawo Swairada sida Muqdisho loogu soo dhaweeyay R/W Abiy Ahmed

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Shirkii Madaxda DF iyo Dowlad Goboleedyada oo Maalintii 2aad natiijo la’aan dhamaaday

Caydiid Ali

Cabsi soo wajahday Madoobe & Deni iyo dilal siyaasadayn oo ka bilowday Muqdisho

admin

Midowga Musharaxiinta oo ka soo horjeestay habka ay ku socoto doorashada (Akhriso)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---