Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Jen. Xijaar oo Magacaabay taliyaha cusub ee Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi  Xasan (Xijaar) ayaa taliyaha Ciidanka Nabadgelyada Wadooyinka u Magacaabay Gen.  Bishaar Abshir Geeddi.

Xijaar  ayaa taliyaha cusub ka codsaday inuu dardargaliyo howlaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka.

Shaqadda Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka ayaa wanaagsaneyn bilihii ugu dambeeyay , waxaana jiray cabasho laga muujiyay ciriiriga wadooyinka Magaalada Muqdisho iyo shilalka oo aad u soo batay.

Bishaar Abshir Geeddi ayaa horay u soo noqday taliyaha ciidanka Booliska gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale booliska uu ka soo qabtay xilal kala gedisan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Madaxweyne Guudlaawe oo Shaqadooda u fasaxay wasiirro xayiraad shaqo horey loo saaray

Cabdi Cade

Qoys ka kooban shan ruux oo lagu laayey degaan hoos taga gobolka Mudug

Caydiid Ali

Xildhibaankii Muqdisho lagu rasaaseeyay oo dalbaday Baaris ka madax banaan Xukuumada (Akhriso)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---