Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Maamul Goboleedka Puntland oo maanta soo saaray Awaamiir cusub (Akhriso)

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu ilaalinayo afka Soomaaliga loogana hortagayo afafka qalaad ee lagu qoro goobaha ganacsiga iyo boorarka xayeesiinta.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada warfaafinta ,dhaqanka iyo Dalxiiska maamulka Puntland ayaa shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland ku fartay ilaalinta afka Soomaaliga lana joojiyo in boorarka iyo goobaha ganacsi lagu qoro af qalaad.

Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa dadweynaha fartay in boor kasta ay dhajinayaan hayaraado ama haweenaado in lagu qoro Af Soomaali, waxa ayna wasaaradu xustay cidii dooneysa af labaad in ay qorto mudnaanta koobaad siiso Af Soomaaliga.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Shaki, nidaamka Calaamad-bixinta Jiheynta Helikobtarkii la dhacday Madaxweynaha Iran oo…

Cabdi Cade

Shirkado Caalami ah oo Indhaha ku haya hawlgalka Baarista Shidaalka iyo Gaaska ee Soomaaliya

Cabdi Cade

War- Murtiyeed laga soo saaray Shirkii u socday Madaxda Jubbaland iyo Puntland (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---