Sacaada Quran Online oo fursad Qaliya u haya qurbajoogta somaaliyeed meel walba oo ay joogaan 

Sacaada Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay ku nool yihiin adduunka .
 
Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.
 
Waxa uu dugsigu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool iyadoo laga caawin doono tarbiyadda caruurta iyo waxbarashadooda diiniga ah , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca tarbiyadda caruurta.
 
Waxyaabaha lagu baranayo dugsiga waxa kamid ah : –
 
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
 
 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin aqoon
buuxda u leh casharada ay bixinayaan .
 
 Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 
Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :
 
Whatsapp: +25263 4405981
Viber: +25263 4405981
Imo: +25263 4405981
Skype: Macalin barre sacaad

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -