Allbanaadir.com
JUBALANDMUQDISHONEWS

Jubbaland oo shuruudo adag ku xirtay ka qeyb galka shirka uu ku baaqay Farmaajo

Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka inay garawshiyo iyo raalli gelin ka bixiso tallaabadii lagu weeraray Musharaxiinta.

War-saxaafadeed ka soo baxay Jubbaland ayaa sidoo kale looga dalbaday DF in la isugu yimaado shir ay ka soo qeyb galaan dhammaan saamileyda siyaasadeed iyo in goobta uu shirkaas ka dhacayo ay noqoto meel amnigeeda lagu kalsoonaan karo, mas’uuliyadeedu lahaato Beesha Caalamka.

Sidoo kale waxaa ay dalbatay in la helo damaanad qaad ku aadan fulinta natiijada shirkaas iyo in Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ka dhex baxo oo uusan door ku yeelan hannaanka doorashooyinka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka oo dhameystiran.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

C/wali Gaas oo Wareegto ku magacaabay Guddoomiye cusub (Akhriso)

Caydiid Ali

(Sawirro) Deni oo Muqdisho soo gaaray & Shirkii wadatashiga oo goor dhow furmaya

Caydiid Ali

(Daawo Sawirro) Sida Jabuuti ugu dabaaldegtay Xuska Maalinta Xoriyada ee 27-ka Juun

Caydiid Ali
Taboola Ads ---