Allbanaadir.com
NEWS

Dugsida Al-Huda Islamic oo Bushaaro muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Bushaaro ,Bushaaro ,Waxa loogu bushaaraynayaa dhamaan Bulshada muslimiinta ah ee jecel barashada diinta islaamka in dugsiga Al-Huda Islamic online uu kuu diyaariyay casharo kala duwan oo hab Online ah aad ku baran doonto.

 
Waxaa si gaar ah fursadahan uga faa’iideesan kara Soomaalida kunool daafaha dunida kuwaa aan heesan dugsiyo ay caruurtooda wax ka bartaan, waxa uuna dugsigan si Online ah wax kuugu barayaa adiga iyo caruurtaadaba adinka oo jooga gurigiina.
 
Casharada la bixinayo :
 
1. Quraanka kariimka ah.
2. Xadiiska Rasuulka (csw).
3. Akhriska iyo quraanka.
4. Fiqiga.
5. Siirada Rasuulk (csw).
 
Waxii faah faahin ah Kalasoo xidhiidh:
 
+252634896441
+252634157693
+252634817306
 
Fiiro gaar ah: Dugsiga waxa kuugu diyaar ah maclimiin dumar ah oo si khaas ah wax u baraya dumarka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxay ka wada hadleen Wasiirka arrimaha dibeda Somalia & dhigiisa Tarō Kōno? (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan oo Guddoomiyay kursiga Xubannimada Soomaaliya ee EAC (Sawirro)

Cabdi Cade

Dowlada Federaalka iyo Qaramada Midoobay oo War Wadajir ah soo saaray (Akhriso)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---