Allbanaadir.com
NEWS

Qoor Qoor oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed

Wareegto caawa kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa lagu magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad goboleed.

Madaxweyne Qoor Qoor ayaana wadatashi kadib soo magacaabay guddigan oo ka kooban 8-xubnood ,waxa ayna guddigan noqon doonaan Guddiga doorashada heer dowlad goboleed .

Galmudug ayaa horey u magacawday guddiga Doorashada Qaranka iyo xalinta Khilaafaadka heer Federaal, waxa ayna xubnahan cusub ka shaqeyn doonaan doorashooyinka ka dhici doona magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Gaalkacyo.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cali Yare oo kashifay koox ka mid ah Nabad iyo nolol oo fashiliyey dowladii Farmaajo

Caydiid Ali

Madaale oo isaga oo qoslaya ku dhax lugeeyay Suuqa weyn ee Bakaaraha (Sawirro)

Cabdi Cade

Turkiga oo sameestay Diyaarado dagaal kadib Qalab milatari uu ka helay Britain

Cabdi Cade
Taboola Ads ---