Allbanaadir.com
NEWS

Dugsi quraan online ah oo fursad qaaliya u haya Qurbajoogta soomaliyeed iyo caruurtooda  

WhatsApp:  +252634484123
Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .
 
Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.
 
Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool , iyadoo laga caawinayo waxbarashada iyo  tarbiyadda ubadka.
 
 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .
 
 Manhaj tayo leh oo u gaar ah dugsiga.
 
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 
 Wakhtiga xiisadda loo galayo ardayga ayaa dooranaya .
 
Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : –
 
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9)   Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Barashada Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
12) Muxaadaraat iyo wacdi joogto ah
 
Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali :
Whatsapp:  +252634484123
IMO:   +252634484123
Viber: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amaano Quran Online
Gmail:  amaanoonlinequran@gmail.com
Booqo webiste ka dugsiga :

 Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

UN-ka oo Warbixin cusub ka soo saaray duqeyntii Xalane iyo goobtii laga soo tuuray

Caydiid Ali

Soomaaliya iyo Dalal kale oo difaacay dal dhibaato badan ku haya Muslimiinta

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay xaalada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---