Allbanaadir.com
NEWS

Magacyada Sadex nin oo dil geestay oo lasoo bandhigay iyo baadi goob loogu jiro

Wasaarada amniga Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war kasoo saartay dil dad shacab ah dhawaan loogu geestay deegaanka Saaxo ee katirsan gobolka Mudug, waxa ayna Wasaarada sheegtay in baadi goob loogu jiro ragii fuliyay dilkaasi.

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada amniga Galmudug ayaa lagu soo bandhigay magacyada sadex nin oo la tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilka deegaanka Saaxo loogu geestay 17-kii bishan labo nin oo xoolo dhaqato ahaa.

Halakn ka Akhriso Qoraalka Wasaarada Amniga Galmudug

 Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Soomaaliya oo loogu deeqay 10 milyan oo dollar iyo waxa lagu qabanayo oo la shaaciyay

Cabdi Cade

Dowlada Somalia oo soo bandhigtay sarkaal ka tirsan Daacish oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne Khürelsükh oo warqadaha ka gudoomay safiirka Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---