Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Pierre Nkurunziza oo goor dhow geeri deg deg ah ku timid

Sida ay sheegayaan warar goor dhow soo baxay Madaxweynihii dalka Burundi Pierre Nkurunziza ayaa geeriyooday kaddib markii uu wandana istaagay

Qoraal ay dowladda Burundi soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa lagu xaqiijiyay geeridiisa oo lama filaan ku noqotay shacabka dalkaas iyo caalamkaba

“Dowladda Jamhuuriyadda Burundi waxay si murugo leh u shaacineysaa geerida lama filaanka ah ee ku timid Pierre Nkurunziza, madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi, oo ku dhintay isbitaalka Karusi Fiftieth Anniversary, kaddib markii uu wadnbaha istaagay 8-dii bishan June, 2020-ka”, ayaa lagu yiri qoraalka.

La soco wixii ka soo kordha

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada Somalia oo shaacisay Xiliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah

Caydiid Ali

Xasan Sheekh oo la Dar daarmay Ciidamo katirsan Danab oo Dagaal u diyaarsan (Sawirro)

Cabdi Cade

MW Xasan Shiikh “Waxaa naga go’an inaan Diinteena Islaamka ku ilaalino dhaqankena”

Caydiid Ali
Taboola Ads ---