Allbanaadir.com
NEWS

Al Nuur Qur’an Online oo ogeysiis Muhiim ah u haya Qurbojoogta Soomaaliyeed

Madoonaysaa inaad barato Quraanka iyo culuumta Islamka, madoonaysaa inad barto Quran ka ubadkaaga,si ay kuugu anfacaan aduun iyo aakhiro ba, oo ma uwayday wakhti aad ku tagto Dugsi amase ubadkaaga ku gayso. Hadaba waalid waxa uu dugsiga AL-NUUR QURAN ONLINE kuu diyaariyay hab casriya oo online ah .

Waxaana kuugu diyaara macalimiin heer jaamacadeed ah, oo saacidaya ubadka hadanay garanay luuqada Soomaliga. Maadooyinka Dugsiga lagu barto.

Quran,

Higada Carabida ,

Ducooyin ,

Siiradii Rasuulka (scw)

,Tarbiyada ubadka yaryar.

Af-Soomaaliga (luuqadaada hooyo).

Waxii Faah faahin kala xiriir

Tell: WhatsApp: 63 3467847 Ka faaidaysi wacan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo amar siiyey Ciidamada Booliska Puntland ee Garoowe

Caydiid Ali

Goob ay dad Muslimiin ah ku cibaadeesanayeen oo la duqeeyay iyo dad badan oo dhintay

Cabdi Cade

Jubbaland oo DF ku eedeysay dagaalkii maanta ka dhacay Magaalada Kismaayo

Caydiid Ali
Taboola Ads ---