Ahlu Sunna oo War xasaasi ah goordhaw kasoo saartay magaalada Garawe (Akhriso)

War saxaafadeed kasoo baxday kooxda awoodooda la wiiqay ee Ahlu sunna hadana ku sugan magaalada Garawe ayaa looga hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay magaalada Dhuusomareeb ee meesha looga saaray awoodii iyo jiritaankii kooxdaasi.

Ahlu Sunna ayaa sheegtay in ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre amar ku bixiyay in koontaroolo la dhigo xarunta Inji ay degnaayeen Ahlu sunna lana xiro qof kasta oo kasoo baxay iyo kuwa galaya.

Warka kasoo baxay Ahlu sunna ayaa sidoo kale lagu sheegtay in ciidanka dowlada dagaal ku bilaabeen ciidankooda ku jiray xero inji, waxa ayna Ahlu sunna sheegtay in dagaalka loo adeegsaday ciidankii qaranka ee loogu tala galay in dalka difaacaan.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Ahlu Sunna soo saartay

 

 

- Advertisement -