Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maamulka gobolka Banaadir oo go’aan ka soo saaray Shirkadaha Forex (Akhriso)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa wareegta uu soo saaray waxaa lagu mamnuucay bixinta ruqsada shirkadaha ka ganacsada sarifka lacagaha qalaad ee Forex Market Trading.

Waxaa sidoo kale wareegtadaan lagu xusay in ruqsadihii ay horey u bixisay dowlada hoose Xamar ee la siiyay shirkadaha bixiya adeega sarifka lacagaha qalaad ee Forex Market Tranding go’aan laga gaari doono.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Sheekh Shariif oo ka hadlay Wararka sheegaya in Musharaxiinta Mudulood isku tanaasuleen

Cabdi Cade

Immisa weriye ayaa lagu dilay Gaza tan iyo markii ay bilowdeen duqeymaha Israel?

Caydiid Ali

DF oo war ka soo saartay xaaladda Soomaalida ku sugan dalka Ukraine

Caydiid Ali
Taboola Ads ---